Tog Wajaale (W,N):- Gudoomiyaha Degmada Tog Wajaale Xaashi Maxamuud Cabdi ayaa waxa uu maanta Magacaabay Gudida Qaban Qaabada Xuska 18ka MAY, Sidoo kale waxa uu Shacabka Magaalada Wajaale ugu baaqay inay sanadkan muujiyaan qadiyada qaranka Jamuuriyada Somalialnd.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka