Guddoomiye Cirro Oo Markale Ku Celiyay Inaan Lagu Kalsoonaan Karin Komishanka Doorashooyinka | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Guddoomiye Cirro Oo Markale Ku Celiyay Inaan Lagu Kalsoonaan Karin Komishanka Doorashooyinka
May 30, 2018 - Written by Reporter:

Hargaysa (W,N):- Gudoomiyaha Xisbiga mucaaridka ah ee Waddani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro ayaa waxa uu markale ku celiyay in Koomiishanka doorashooyinka ee wakhtigan joogaa aanay suurto gelin Karin doorasho xalaal ah oo lagu kalsoonaan karo.

Sidoo kale Gudoomiye Cirro ayaa waxa uu ka hadlay Doorashadii sida wayn u kala qaybisay bulshada Somaliland isagoo tilmaamay in la mideeyo asxaabta qaranka iyo shacabka.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

 

 

COMMENTS
LINKS