Golaha Abwaanada Somaliland Oo Baaq Nabadeed U Diray Beelaha Ku Diriraya Deegaanka Ceel-afwayn Ee Gobolka Sanaag | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Golaha Abwaanada Somaliland Oo Baaq Nabadeed U Diray Beelaha Ku Diriraya Deegaanka Ceel-afwayn Ee Gobolka Sanaag
May 13, 2018 - Written by Reporter:

Hargeysa (W,N)- Golaha Ururka Abwaanada Somaliland oo ay badi ku midoobeen haldoorka Abwaano rug cadaaya oo in badan ku soo jiray bahda fanka iyo Sugaanta islamarkaana Caanka ah dhulka ay degto Soomaalidu ayaa waxa ay maanta baaq nabadeed u direen Beelaha Walaalaha ah ee ku diriraya Deegaanka Ceel-afwayn ee Gobolka Sanaag.

COMMENTS
LINKS