|
|||||
WAJAALE NEWS
“Geeri Iyo Guul Daro Ku Talo Gal Somaliyaay” Fariinta Difaac Dalka Jsl Ee Cuqaasha Gobolka Gabiley,
May 24, 2018 - Written by Editor:GABILEY(W,N) Cuqaasha, waxgaradka iyo odoyaasha gobolka gabiley ayaa fariin culus udiray maamulka somaliya ee daan daansiga dagaal ka wada deegaanada tukaraq ee gobolka sool ee dhulka Somaliland. Sidoo wxgaradka gobolka gabiley ayaa taageero laxaadle umuujiyay ciidamada qaranka Somaliland ee difaaca kaga jira jiida hore iyagoo sheegayn in ay diyaar yihiin in ay galaan dagaalka hadii laga maarmi waayo, HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
Related posts:Daawo:Ciidamada Maamulka Khaatumo Oo La Midoobay Ciidanka Qaranka Somaliland Iyo Nabad Ka Islaaxda D... "Guddiyada Farsamo Ee Wadahadalka Somaliland Iyo Somaliya Dib Ha U Bilaabaan Shirkooda"Midowga Afric... DAAWO:-Hooyada Dhashay Cabdilaahi Sheekh Cabdiraxmaan Oo Lix Sano Ku Xidhan Dalka Jabuuti Oo Fariin ... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|