Berbera (W,N)- Kal-fadhi ay maanta yeesheen Xildhibaanada Golaha Deegaanka Degmada Berbera oo uu shir Gudoominayay Maayarka Degmada ayaa waxa ay Ganaax Lacageed ay dul dhigeen qaar ka mid ah Xildhibaano ka tirsan Golaha.