|
|||||
WAJAALE NEWS
Fariin Caafimaad; Tayada Sharaabka
May 30, 2018 - Written by Editor:Rabadaan kariim Sharaabka dalka dibada uga yimaada oo inta badan uu ku yimaada iyadoo ay saamaysay xaalad isbadal fayadhowr sida dhadhan badal isbadal ku yimaada daasadaha ama caagadaha lagu keeno sharaabka sida fooc ama daxal kaga dhiga hareeraha daasadaha sharaabka ama isagoo daata waqtiga keenida sharaabka sababo xaalada keydinta cimilo ee sharaabka sida goobta keydinta dekedaha ama conteners lagu keenayo oo aan lahayn qaboojiye waxa loo baahanyahay in ganacsatada dalka dibada uga keena sharaabka in ay u keenan dadkooda sharaab lagu ilaaliyo had iyo goor waqtiga dhoofinta ganacsi kedinta xaalad qabow oo had iyo goor u baahan yahay sharaabka madaama oo ganacsigeenu had iyo goor ku xidhan yahay dalalka asia arab aha waxa loo baahan yahay in aynu keeno sharaab leh tixraac waraaqahii fayadhowrka dalka ee ganacsi taarikhda sharaabka inta ugu badan loogu talo galay markuu dareeraha yahay ugu badnaan waa hal sano Waxaad ku arkaysaa suuqyada caasimada had iyo goor bilaha rabadaan sharaab lagu xaraashayo oo tariikhdiisa ay ka hadhay 3 4bilood sharaabkaas oo aan u fiicnayn in bulshadu isticmaasho waqtiga rabadaanka ama markasta marka ay taarikhdiisa ka hadhay 6 bilood waa in ganacsatadu ay ku wareejiyaan sharaabkaas laamaha fayadhowrka dalka si loo gubo iyadoo la ilaalinaayo had iyo goor fayaqabka bulshadeena Warshado ganacsi oo ku diyaariya dalka gudahiisa sharaab ay runtii tayadiisa fayadhowr cimilo samays aad u wanaagsantahay sida warshadaha zamzam foster ilo tango oo runtii maalgashaday dalka si looga maarmo isbadalada fayadhowr ganacsi eek u yimaada had iyo goor sharaabka dalka dibada uga yimaada Related posts:COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|