|
|||||
WAJAALE NEWS
Digniin Ku Socota Muwadiininta Somaliland Ee U Safra Deeganada Mamulka Puntland!!
May 17, 2018 - Written by Editor:Warar xogogaal ah oo lagu kalsoonyahay ayaa Digniin Culus U Diraya Muwaadiniinta Somaliland Ee U Safri jiray Deganada Mamulka Puntland Waayo Puntland oo Shalay Afhayeenkeedu Bbc U Sheegay Inay Maxaabiis Dagaal Somaliland Ka Qabsadeen Laakiin Waxaa La Xaqiijyey in Ciidanka Qaranka JSL Aan Wax Maxaabiis Ka Maqnayn Laakiin Ciidanka Qaranka JSL Iyagu ay hayaan Maxaabiis-dagaal Tiradooda Lasoo Bandhigi Doono. Markaa Waxaa jirta khatar In Puntland ay Qabsato Dadkii Waraaqaha iyo Alaabooyinka u Doonan Jiray Xaga puntland ahaan Raga iyaga Markay Qabsadaana Dirays u Xidhidoona oo Maxaabiis Ku Sheegi Doona Si Maxaabiista Laga Qabtay Ugu Bedeshaan Hadba Waxaa Looga digayaa in Muwaadiniinta Reer Somaliland Gaar ahaan Raga inay u Safraan Puntland wakhtigan xadirka ah.
Xafiiska wararka Tvsle Lascanood.
Related posts:Waa Tixdii Siciid Sulub-aa Gabyoo Yidhi: (Waa Laga Bilaadaa Amaba Lagaba Baaqdaaye, Idinkoo Baneeyaa... Mujaahid Axmed Mire Oo Si Qiiro Leh Uga Hadlay Munaasibada Lagu Maamuusay Duuliye Axmed-dheere. Khilaaf U Dhexeeya Hay’adda WFP Iyo Xafiiska Raashinka U Qaabilsan Xukuumada Oo Meel Xasaasiya Maray... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|