Maxkamadda G/M Jeex Oo Xukuntay Shirkad Adeegsatay Magaca Shirkad Kale Oo Dalka Ka Shaqaysa.
May 13, 2018 - Written by Editor:
-Dacwada Oo U Dhaxaysay Shirkada Caymiska Somaliland Ee lagu magacaabo Takaful Insurance, iyo Qolooyin Cusub oo Sameystay Magaca SomTakaful Ayaa Soo gabagabowday Kadib Markii Loo Xukumay In Magaca Takaful uu u Diwaangashan yahay Shirkadaasi Hore U Jirtay ee Takaful Insurance.