Dalka Jabuuti Oo Laga Xusay Maalinta Qaranimada Somaliland Ee 18MAY | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Dalka Jabuuti Oo Laga Xusay Maalinta Qaranimada Somaliland Ee 18MAY
May 24, 2018 - Written by Reporter:

Djibouti (W,N)- Magaalada Jabuuti ayaa waxa habeenimadii xalay ayahd lagu qabtay Xaflada lagu xusayay sanad guuradii 27AAD ee ka soo wareegtay qaranimada Somaliland ee 18 MAY.

Munaasibadan oo ay soo qaban qabaaiyeen Jaaliyada Reer Somaliland eek u dhaqan Dalka Jabuuti ayaa waxa kasoo qayb galay Safiirka Somaliland u fadhiya Dalka Jabuuti Ambasador Cabdifataax Siciid Axmed, Mujaahid Siciid Shugri Xuseen, Xildhibaan Maxamed Ubama iyo marti sharaf kale.

 

COMMENTS
LINKS