Dagaal Laba Beelood Ku Dhex Maray Magaalada Ceel Afweyn Iyo Deeganada Hoos Yimaada | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Dagaal Laba Beelood Ku Dhex Maray Magaalada Ceel Afweyn Iyo Deeganada Hoos Yimaada
May 9, 2018 - Written by Reporter:

Ceerigaabo (W,N):- Dagaal culus ayaa waxaa uu gudaha magaaladaCeel Afweyn saaka ku dhexmaray  laba beelood oo halkaasi wada daga.

 

Dagaalkan ayaa waxaa uu sidoo kale ka bilowdey deegano hoos yimaada magaalada Ceel Afweyn kuwaas oo kala ah Dhidinka iyo deegano kale, Xukuumada Somaliland ayaa la sheegay in ayaa halkaasi u dirtay ciidamada qaranka si ay labadaasi beelood u kala dhex galaan

 

 

Ilaa hada ma kala cada khasaaraha rasmiga ah ee ka dhashey dagaalkan balse wararka aanu  helayno ayaa sheegaya in uu jiro dhimasho iyo dhaawacba.

COMMENTS
LINKS