Daawo: Xuseen Axmed Caydiid Oo Hada Ka Hadlay Go’aankii Maxkamada Sare | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Daawo: Xuseen Axmed Caydiid Oo Hada Ka Hadlay Go’aankii Maxkamada Sare
May 14, 2018 - Written by Reporter:

Hargaysa (W,N):- Siyaasi Xuseen Axmed Caydiid ayaa waxa uu hada ka hadlay Go’aankii maxkamada Sare ee Somaliland ku soo afjartay Murankii ka taagnaa cida buuinaysa Booskii ka banaanaa Golaha Wakiilada ee u dhaxeeyay Isga iyo Wasiir Ku-xigeenka Warfaafinta Maxamed Muuse Abees.

COMMENTS
LINKS