Daawo: Xukuumadda Somaliland Oo Ku Fashilantay In Ay Bulshada U Cadayso Shirkadii Keentay Shidaalka Wasakhaysan | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Daawo: Xukuumadda Somaliland Oo Ku Fashilantay In Ay Bulshada U Cadayso Shirkadii Keentay Shidaalka Wasakhaysan
May 4, 2018 - Written by Reporter:

Hargaysa (W,N):- Gudoomiyaha Hay’adda Dhawrista Tayada Somaliland ayaa ku fashilmay in uu Bulshada u soo baandhigo Shirkadii Dalka Keentay Shidaalka Wasakhaysan oo ay maalintii shalay ahayd ay sheegeen in ganaax lacageed ay dul dhigeen Shirkadaasi.

 

HALKAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA

 

COMMENTS
LINKS