|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO; Xildhibaan Xasan Shahar Oo Madaxda Asxaabta Qaranka Ugu Baaqay In Ay Umidoobaan Xuska Maalinta 18may Iyo Fariinta Uu Udiray Gudoomiyayaasha Degmooyinka Caasimada,
May 13, 2018 - Written by Editor:Hargaysa(W,N) Xildhibaan Xasan Cabdi Cali (Xasan shahar) oo Kamida Xildhibaanada golaha deeganka caasimada hargaysa ayaa ka Warbixiyay Sida ay ugu Diyaar garoobeen ka golaha Deegaan ahaan Xuska Maalinta 18may Isagoo Gudoomiyayaasha Degmooyinka Xaafadaha Caasimada ugu Baaqay in ay siwayn ugu diyaar garoobaan Maalinta Debaaldega Qaranimada sSomaliland, Sidoo kale Xildhibaan Xasan Shahar ayaa madaxda xisbiyada qaran ugu baaqay in ay umidoobaan xuska maalinta qaranimda somaliland oo la xusidoono 15may oo fooda inagu soo haya, Dhanka kale xildhibaan ayaa xukuumada ugu baaqay in ay gacan bir ah ku qabato cidkasta oo hurinaysa dagaalada kasoo noqnoqday deegaanka ceel afwayn, Halkan ka Daawo Muuqaalka Warkan;
Related posts:"Lacagtii Gudida Ka Hortaga COVID19 Soo Gashay, Cid Kasta Oo Nagala Xisaabtamaysa Diyaar Baanu U Nah... Wasiir Madaxtooyada Oo Ka Warbixiyey Kulan Ay Maanta Yeesheen Gudida Somaliland U Qaabilsan Wadahada... Safiirka Cusub Ee Madaxwaynaha Somaliland Umagacaabay Dalka Itoobiya Oo ka Dareen Celiyay Xilka Loo ... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|