DAAWO; Xildhibaan Nac Nac Oo Si Adag Uga Horyimid In Labadalo Maalinta Xuska 18may Oo Xukuumadu 15 Bisha Usoo Rartay, | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO; Xildhibaan Nac Nac Oo Si Adag Uga Horyimid In Labadalo Maalinta Xuska 18may Oo Xukuumadu 15 Bisha Usoo Rartay,
May 7, 2018 - Written by Editor:

Hargaysa(W,n) Xildhibaan nacnac oo katirsan mudanayaasha Golaha wakiilafa somaliland ayaa siwayn uga biyo diiday xuska maalinta 18may oo xukuumadu sheegay in ay usoo rartay 15may Taasi oo kasoo Horjeeda Qawaaniinta Qaranka Jamhuuriyada Somaliland

Halkan ka daawo muuqaalka warkan;

COMMENTS
LINKS