DAAWO; Xildhibaan ka Tirsan Baarlamaanka Dalka Britain Oo Dawladiisa Ugu Baaqay In Ay Somaliland Aqoonsato.
May 24, 2018 - Written by Editor:
UK(W,N) Xildhibaan Zac Goldsmith oo katirsan baarlamaanka Ingiriiska kana soo baxay xisbiga talada haya ee Conservative Party ayaa dawlada UK ugu baaqay inay Somaliland aqoonsato, deeqahana ay toos usiiso .