DAAWO; Xildhibaan ka Tirsan Baarlamaanka Dalka Britain Oo Dawladiisa Ugu Baaqay In Ay Somaliland Aqoonsato. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO; Xildhibaan ka Tirsan Baarlamaanka Dalka Britain Oo Dawladiisa Ugu Baaqay In Ay Somaliland Aqoonsato.
May 24, 2018 - Written by Editor:

UK(W,N) Xildhibaan Zac Goldsmith oo katirsan baarlamaanka Ingiriiska kana soo baxay xisbiga talada haya ee Conservative Party ayaa dawlada UK ugu baaqay inay Somaliland aqoonsato,  deeqahana ay toos usiiso .

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA;

COMMENTS
LINKS