DAAWO; “Xadhiga Boqor Buur madow Waa Sharci, Cida Tvyada ka Hadlaysaana Waa Somali Wayn” Suldaan Mawliid Sabayste. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO; “Xadhiga Boqor Buur madow Waa Sharci, Cida Tvyada ka Hadlaysaana Waa Somali Wayn” Suldaan Mawliid Sabayste.
May 9, 2018 - Written by Editor:

HARGAYSA (W,N)  Suldaan  Mawliid Cali Ibraahim Sabayste Oo kamida Madax Dhaqameedka Somaliland Ayaa ka Hadlay Xadhiga Boqor Buur Madow, Isagoo Sheegay in Xukunka lagu Riday Uu Sharci  yahay  Buur Madowna Uu Qaran Dumis Yahay.

Sidoo kale Suldaan Sabayse Ayaa Cidkasta Oo Xadhiga Buur Madow Udooda Ku Eedeeyay In ay soomali Wayn Yihiin Iyo Dad  Qabyaaladi ka Hadlinayso.

HALKAN KA DAAWO MUUQALKA WARKA SULDAANKA;

COMMENTS
LINKS