|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO; Wasiirka Wasaarada Cadaaladda Jsl Oo Barmaamijka Maxbuus La fur Madaxwaynahaaga Ka Daah furay Xabsiga Magaalada Boorama.
May 18, 2018 - Written by Editor:Borama(W,N) Wasiirka Wasaarada Cadaaladda Jamhuuriyada Somaliland Eng Cabdiqani Maxamuud Caateeye Oo ku guda jira sidii Uu maxaabiista ku xidhan Jeelasha Somaliland u gaadhsiin lahaa Barmaamijka Maxbuus la Afur Madaxwaynahaaga Kaasi oo madaxwaynaha somaliland bisha ramadaan ugu talo galay maxaabiista Ayaa Galabta Xabsiga dhexe ee Magaalada Boorama ee gobolka awdal gaadhsiiyay deeqdan isagoo ka Daah furay. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:Wasiirka Arimaha Gudaha Jsl Oo Gudoomiyay Kulan Lagaga Arinsanayay Suuqa Gobonimo Ee Magaalada Harga... DAAWO; “Madax-dhaqameedka Nabad Baa lagu Ogaa. Maaha Inay Nabadda Iyo Nolosha Ummadda Burburiyaan.”... Shirkadda Telesom Oo Sameysey Qiimo-Dhimistii Abid Ugu Weynayd Iyo Barnaamijka Abaal-marinta Aroos W... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|