DAAWO; Wasiirka Wasaarada Cadaaladda Jsl Oo Barmaamijka Maxbuus La fur Madaxwaynahaaga Ka Daah furay Xabsiga Magaalada Boorama. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO; Wasiirka Wasaarada Cadaaladda Jsl Oo Barmaamijka Maxbuus La fur Madaxwaynahaaga Ka Daah furay Xabsiga Magaalada Boorama.
May 18, 2018 - Written by Editor:

Borama(W,N) Wasiirka Wasaarada Cadaaladda Jamhuuriyada Somaliland  Eng Cabdiqani Maxamuud Caateeye Oo ku guda jira sidii Uu maxaabiista ku xidhan Jeelasha Somaliland u gaadhsiin lahaa Barmaamijka Maxbuus la Afur Madaxwaynahaaga Kaasi oo madaxwaynaha somaliland bisha ramadaan ugu talo galay maxaabiista   Ayaa Galabta  Xabsiga dhexe ee Magaalada Boorama ee gobolka awdal gaadhsiiyay deeqdan isagoo  ka Daah furay.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS