DAAWO ; Wasiirka Hawlaha Guud Oo ka Jawaabay Eedaymo Loo Jeediyay Iyo Go,aankii Golaha Deegaanka Laas caanood. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO ; Wasiirka Hawlaha Guud Oo ka Jawaabay Eedaymo Loo Jeediyay Iyo Go,aankii Golaha Deegaanka Laas caanood.
May 7, 2018 - Written by Editor:

BURCO(W,N) Wasiirka wasaarada hawlaha guud ee Somaliland oo ku sugan gobolka togdheer ayaa ka jawaabay eedaymo loosoo jeediyay iyo golaha deegaanka degmada laascaanood oo diiday amar hore uga soo baxay wasiirka hawlaha guud,.

 

 

COMMENTS
LINKS