DAAWO ; Wafti Uu Hogaaminayo Gudoomiyaha Xisbiga Wadani Oo Si Diiran Loogu Soo Dhaweeyay Magaalada Caynaba. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO ; Wafti Uu Hogaaminayo Gudoomiyaha Xisbiga Wadani Oo Si Diiran Loogu Soo Dhaweeyay Magaalada Caynaba.
May 1, 2018 - Written by Editor:

Caynabo (W,N) Wafti Uu Hogaaminayo Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee Wadani Cabdiraxmaan Cirro isla markaana socdaal ugu baxay gobolada sool iyo sanaag ayaa si diiran loogu soo dhaweeyay magaalada caynabo ee gobolka saraar,

wadani

 

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS