DAAWO ”Waa In La Ogaado Cida Maamusha Laabka Lagu Baadho Tayadda Shidaalka”Xildhibaan Oboma. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO ”Waa In La Ogaado Cida Maamusha Laabka Lagu Baadho Tayadda Shidaalka”Xildhibaan Oboma.
May 11, 2018 - Written by Editor:

Hargaysa(W,N) Xildhibaan Maxamed Cali Xirsi Obama oo kamida Golaha Wakilada Somaliland  ayaa ka hadlay halka uu ku Danbeeyay mooshinkii ay ka wadeen gacanku haynta haamaha Kaydka Shidaalka Ee Berbera .

Sidoo kale Xildhibaan Obama ayaa xukuumada iyo warbaahinta Madaxa banaan ugu baaqay in la Ogaado cida maamusha laabka Shidaalka Lagu Baadho Ee Berbera ,

Halkan ka Daawo Muuqaalka Warkan;

COMMENTS
LINKS