DAAWO; Sheekh Dirir Oo ka Hadlay Muhiimada Ay Leedahay In Loo Gurmado Dadkii Khasaaruhu Kasoo Gaadhay Roobabkii, Muxuuse ka Yidhi Dagaalka Tukaraq. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO; Sheekh Dirir Oo ka Hadlay Muhiimada Ay Leedahay In Loo Gurmado Dadkii Khasaaruhu Kasoo Gaadhay Roobabkii, Muxuuse ka Yidhi Dagaalka Tukaraq.
May 25, 2018 - Written by Editor:

DAAWO; Sheekh Maxamed Cumar Dirir ayaa  ka Hadlay Muhiimada Ay Leedahay In Loo Gurmado Dadkii Khasaaruhu  Kasoo Gaadhay Roobabkii duufaanta watay ee ka da,ay xeebaha somaliland

Sidoo kale sheekh dirir ayaa ka hadlay dhibta uu leeyahay dagaalka ka socda  Tukaraq isagoo ku baaqay in la joojiyo dhiiga bilaa micnaha ku daadanaya ,

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA SHEEKHA;

https://youtu.be/GXcL0PzK83U

COMMENTS
LINKS