|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO; Muuqaaladii Ugu Xiisaha Badnaa Ee Madashii Xuska 18may Oo Kulmisay Badi Haldoorka Somaliland Iyo Dhacdooyinkii Ku Lamaanaa!
May 16, 2018 - Written by Editor:Hargaysa(W,N) Xuska Maalinta Qaranimada Jamhuuriyadda Somaliland oo Guud ahaan gudo iyo dibadka looga dabaal degay maalinti shalay ayaa ahaa mid ay ku ladhnaayeen dhacdooyin xiiso gaara leh kuwaasi oo dhanka kale ay ku kulmeen madaxda somaliland badi iyo wafuud ka kala socotay Wadamada Jaarka Iyo Haayadaha Caalamiga ah ee ku Sugan Caasimada Hargaysa. Waxaana Xafladan Dabaal dega ku lamaanaa Muuqaalka Iyo Wajiyo Siyaasada Somaliland Saamayn Badan ku leh oo ay Kulmisay. Halkan ka Daawo Muuqaaladii Ugu Xiisaha Badnaa Iyo Madashii Dabaal Dega Xuska 18may Ee Caasimada Hargaysa Shalay;
Related posts:DAAWO : Warbaahinta Waddamada Carabta Oo Siwayn U Falanqaysay Ujeedada Rasmiga Ah Ee Saldhigga Milla... DAAWO;-Wasiirka Gaadiidka Iyo Jidadka Jsl Oo Kormeer Ku Tagay Wadada Isku Xidha Allaybaday Iyo Arabs... Daawo: Gudoomiye faysal Cali Waraabe oo Markii u Horaysay ka Hadlay Wararka Sheegaya In Uu Xisbiga... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|