DAAWO; Maxamed Siciid Bk Iyo Heesta Cusub Ee “18 May Sumadii Gobonimiyo Hubaal Waa Sawricii Qaranka Somaliland”
May 11, 2018 - Written by Editor:
Hargaysa(W,N) DAAWO MUUQAALKA fanaanka Codka Tolmoon Maxamed Siciid Bk Ayaa soo Saaray Hees Cusub oo loogu talo galay Dabaaldega Xuska Maalinta Qaranimada Jamhuuriyada Somaliland
Maxamed Siciid Bk Ayaa Heesta ka qaaday Masraxa Jirde Hutel Ayaa Ruxday Shucuubta Bulshadii Ku Sugnayn Cawayskan Iyo Udiyaar Garowga Dabaal Dega Xuska Sanad guura 27 aad ee 18may.