DAAWO; Madaxwaynaha jsl Oo ka Qaybgalay Aaska Marxuum Cali Sanyare Oo Lagu Aasay Deegaanka Toon Ee Gobolka Maroodi Jeex. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO; Madaxwaynaha jsl Oo ka Qaybgalay Aaska Marxuum Cali Sanyare Oo Lagu Aasay Deegaanka Toon Ee Gobolka Maroodi Jeex.
May 8, 2018 - Written by Editor:

Hargaysa(W,n) Madaxwaynaha jamhuuriyada somaliland Muuse Biixi Cabdi iyo xubno kamida golaha xukuumadiisa ayaa maanta ka qaybgalay aas qaran oo deegaanka toon ee gobolka maroodi jeex loogu sameeyay marxuum cali sanyare oo dhawan ku geeriyooday dalka dibadiisa .

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA AASKA;

COMMENTS
LINKS