Hargeysa (W,N)- Hogaamiyaha Xisbiga Waddani Xirsi Cali Xaaji Xasan ayaa waxa uu Xukuumada Madaxwayne Muse Biixi uu ku eedeeyay Hurunta Colaada ka soo cusboonaatay Deegaanka Ceel-afwayn waxaanu baaq u diray Labada Beelood ee Walaalaha ah ee Dagaalamaya.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka
https://youtu.be/ucKgPIqyFQ0