|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO ; Haayada Ka Hortaga Aafooyinka Dabiiciga ah Oo Bulshada Somaliland Ugu Digtay Roobab Duufaano Wata Oo Kusoo Foole Qaarkamida Gobolada Dalka.
May 17, 2018 - Written by Editor:Hargaysa(W,N) Gudoomiyaha Haayada ka hortaga Aafooyinka Dabiiciga ah faysal Cali Sheekh ayaa bulshada reer somaliland ee ku dhaqan gobolada saaxil sanaag, Salel, iyo Awdal uga digay roobab duufaano wata oo kusoo beegan maalmaha soo socda kaasi cabsi wayn laga qabo , Gudoomiye faysal ayaa fariimo muhiim ah u diray bulshada ku kala dhaqan goboladaa . Halkan Ka Daawo Muuqaalka Warkan; Related posts:Musharaxa Madaxwayne Ee Xisbiga Wadani Iyo Wafti Uu Hogaaminayo Oo Safar Ugu Kicitimay Gobolka Togdh... Suldaan ku Mashquulsan Iib-geynta Qadiyadda Somaliland oo Urur-Gobolleedka IGAD ku Qanciyey Inay Dhe... Daawo:Ex.Wasiir Axmed Xuseen Caydiid Oo Weerar Culus Ku Qaaday Xukuumada Kuna Baaqay Badbaado Qaran COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|