DAAWO; Haayad Soo Bandhigtay Inta Nooc Ee Looga Faa,iidaysan Karo Geedka Garan Waaga Oo Tababar Uqabatay Qaybo Kamida Bulshada. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO; Haayad Soo Bandhigtay Inta Nooc Ee Looga Faa,iidaysan Karo Geedka Garan Waaga Oo Tababar Uqabatay Qaybo Kamida Bulshada.
May 8, 2018 - Written by Editor:

Burco(w,n) Haayada Penha ayaa soo bandhigtay inta nooc ee looga faa,iidaysan karo geedka garan waaga, isla markaana tababar uqabatay bulshada ku dhaqan gobolka togdheer kaasi oo ku saabsanaa sidii bulshada loo bari lahaa in ay ka faa,iidaystaan geedkan.

GARAN WAA, 1

GARAN WAA 2

Halkan ka daawo muuqaalka warkan;

 

COMMENTS
LINKS