DAAWO; Gudoomiyaha Xuquuqal Insaanka S/land Oo Booqday Maxaabiista Laga soo Qabtay Maamulka Somaliya Ee Dagaalkii Tukaraq Iyo Xaalada Ay Ku Sugan Yihiin. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO; Gudoomiyaha Xuquuqal Insaanka S/land Oo Booqday Maxaabiista Laga soo Qabtay Maamulka Somaliya Ee Dagaalkii Tukaraq Iyo Xaalada Ay Ku Sugan Yihiin.
May 27, 2018 - Written by Editor:

Hargaysa(W,N) Gudoomiyaha  ururada xuquuqal insaanka somaliland ayaa soo buuqday maxaabiistii dagaal lagu soo qabtay ee somaliya kuwasi oo xiligan lagu dawaynayo cisbitaalada somaliland ee hargaysa iyo burco.

Sidoo kale gudoomiyaha ayaa ka warbixiyay xaalada ay ku sugan yihiin sida loola dhaqmay.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS