Daawo: Gudoomiyaha Xisbiga Waddani Oo Ka Hadlay Khatarta Saldhiga Milateri, Sheegayna In Berberi Noqon Doonto Mid Kamida Jeelasha Caalamka | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Daawo: Gudoomiyaha Xisbiga Waddani Oo Ka Hadlay Khatarta Saldhiga Milateri, Sheegayna In Berberi Noqon Doonto Mid Kamida Jeelasha Caalamka
May 4, 2018 - Written by Reporter:

Berbera (W,N):- Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro oo khudbad dhinacyo badan taabanaysa Caawa u jeediyay Dadwaynaha Reer Berbera ayaa waxa uu si adag uga hadlay Khatarta ka iman ka iman karta Saldhiga Milateri isagoo sheegay in ay Berberi noqon doonto Mid ka mid ah Jeelasha Caalamka.

 

HALKAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA

https://youtu.be/vdzqyOKxP-0

 

COMMENTS
LINKS