Tukaraq (W,N)- Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland Baashe Maxamed Faarax iyo Wafto Wasiiro ah oo uu hogaaminayo ayaa gaadhay deegaanka Tukaraq ee Gobolka Sool waaxanay kulamo la qaateen Ciidamada Somaliland eek u sugan Deegaanka.
https://youtu.be/s4FsUahuukM