Daawo Guddi Hoosaadka Golaha Wakiilada Oo Kulan La Qaatay Gudoomiyaha Baanka Dhexe Ee Somaliland. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Daawo Guddi Hoosaadka Golaha Wakiilada Oo Kulan La Qaatay Gudoomiyaha Baanka Dhexe Ee Somaliland.
May 6, 2018 - Written by Wariye:

Hargeisa(WJN):Guddi hoosaadka golaha wakiilada somaliland ayaa u yeedhay gudoomiyaha cusub ee dhawaan loo soo magacaabay baanka dhese ee somaliland waxan ay ka wada hadleen sidii wax looga qaban lahaa sixir bararka sii xoogaysanaya maalinba maalinta ka dambaysa

 

 

Hareisa Office

Wajaalenews.net

Wariye:Abdiqadir Habbane

COMMENTS
LINKS