|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO ; Ganacsato Udhashay Dalka China Oo Magaalada Hargaysa Huteel Cusub ka Furtay Iyo Masuuliyiin Xukuumada Ka Tirsan Oo Xadhiga Ka Jaray.
May 4, 2018 - Written by Editor:HARGAYSA (W,N) Ganacsato Dalka Chine udhashay ayaa markii uhoraysay Somaliland ka furtay Huteel Casriya oo laga helo Doono Cuntooyinka Dalka Chine kaasi oo habeenkii xalay xadhiga laga jaray magaalada hargaysa. Wasiirka Shaqo galinta iyo Arimaha Bulshada Somaliland iyo Gudoomiyaha Maxkamada Gobolka Maroodi Jeex ayaa ka hadlay muhiimada ay Somaliland u leedahay in ay maalgashadaan ganacsato kasoo jeeda dalka chine, Dhanka kale waxaa iyaga xafladan furintaanka huteelka cusub hadalo soo dhawaynta ah ka jeediyay maamulaha huteelka iyo xubno ku hadlayay afka jaalida chine ee ku dhaqan Somaliland.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:Farmaajo oo Mid Ka Mid Ah Macalimiinta Jaamacadda Hargeysa U Magacaabay Garsoore Maxkamada Sare Ah Daawo: Ganacsato Dhisme Ka Bilaabay Xabaalo Ku Yaala Magaalada Berbera Iyadoo Lafihii Ku Jiraan Iyo ... Ex Wasiir Cali Maxamed Waran-cadde Oo Ka Hadlay Xilkii Safiirnimo Ee Loo Dhiibay Iyo Arimo Kale Oo D... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|