|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO Ciidamada Kala Duwan Ee Jamhuuriyada Somaliland Oo Dhoolo Tus Cajiib ah Kusoo Bandhigay Dabaal Dagii Saaka Ee Xuska 18May,
May 15, 2018 - Written by Editor:HARGAYSA (W,N) Guud Ahaan Gayiga Somaliland ayaa Saaka looga Dareeray Dabaaldega Maalinta Qarannimada Jamhuuriyada Somaliland Taasi oo shacabka somaliland Gudo iyo dabada Muujiyeen Dareenka Maalintan ,
Ciidamada Qalabka sida ee somaliland ayaa iyagu saaka ahaa kuwo Muujiyay cududooda iyo Dhoolo tus cajiib ah iyagoo Gaardi kusoo Maray jidka wayn ee Badhtamah Caasimada somaliland hargaysa.
Halkan ka Daawo Muuqaalka Wacdarihii Ciidamada somaliland Iyo Waxyaabihii Cusbaa Xuska 18may ee Saaka. https://youtu.be/lAus_EY9pOM Related posts:Daawo:Jamaal Cali Xuseen Oo Weerar Culus Ku Qaaday Faysal Cali Waraabe Kana Hadlay Mudada La Qabanay... Daawo:Faysal Cali Waraabe Oo Weerar Culus Oo Afka Ah Ku Qaaday Xoghaye Uurcade,Sul.Daakir Iyo Xubno ... Daawo:C/raxman Saylici Oo Luuqadii Muuse Biixi Kula Hadli Jiray Reer Berbera Kula Hadlay Reer Ceerig... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|