|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO; Cali Qoryoolay Oo Maxamed Kaahin Iyo Gudoomiye Saleebaan Ku Canaantay Dhamaad La,aanta Colaada Ceel -Afwayn, Muxuuse ka Yidhi Ganaaxii Wasaarada Gancsiga?
May 13, 2018 - Written by Editor:“Maxamed Kaahinoow Maanta Ceel afwayn Ayaad Joogtaa, Waxaa Isdilayaana Waa Tolkaa Wasiirka Daakhiliga Ayaad Tahay,Xil Danbe Somaliland Ka Qaban Maysid Hadii Ay Xabad Danbe Ka Dhacdo,”Cali Qoryoolay Hargaysa(W,N) Qoraa Cali Dool Axmed (Cali Qoryoolay ) Ayaa wasiirka arimaha gudaha iyo gudoomiyaha guurtida ku canaantay dhamaad la,aanta golaada ceel afwayne Sidoo kale Cali Qoryoolay ayaa Wasaarada Ganacsiga ku Dhaliilay sifihii ay umartay Ganaaxa Lacageed ee Dul Dhigtay shirkada Red sea, iyo Cida lahayd Khaladka ka Dhacay Haamaha Shidaalka Ee Berbera, Halkan ka Daawo Muuqaalka Warkan; Related posts:Daawo:Agaasimihii Dhawaan Iska Casilay Wasaarada Diinta Oo Meel Fagaare ah Maanta kala Hadlay Reer B... Sh. Maxamed Cabdi Carab Oo Ka Hadlay Amar Wasaarada Diinta Iyo AwqaaftuKu Joojisay Barnaamijyo Diini... Dhaqdhaqaaqa Cusub ee Xisbiga Kulmiye Ma Is Hambo-raacin Doontaa Rajada Inta Ayidsan iyo Saadaasha... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|