DAAWO; Abwaan Da’yar Oo Qaab-Suugaamaysan Uga Hadlay Dirirta Soo Noq Noqatay Ee Deegaanka Ceel-Afwayn,
May 10, 2018 - Written by Editor:
Abwaan Da’yar Oo Qaab-Suugaamaysan Uga Hadlay Dirirta Soo Noq Noqatay Ee Deegaanka Ceel-Afwayn, Ee Gobolka Sanaag,
Isla Markaana Baaq-Nabadeed U Diray Beelahaas Walaalaha Ah Ee Shaqaaqadu Dhex Martay .