Widh Widh (W,N):- Ciidamada ka tirsanaa Maamul Goboleedka Puntland oo tiradoodu dhan tahay 130 Askari Oo joogay Degmada Widhwidh Ayaa waxa ay maanta u soo goostay dhinaca Somaliland waxaanay fariin u direen Xukuumada Somaliland.
https://youtu.be/2Q8AUeWBSJ4