Ciidamada Booliska Somaliland Oo Xabsiga U Taxaabay Af-hayeenkii Wasaarada Waxbarashada | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Ciidamada Booliska Somaliland Oo Xabsiga U Taxaabay Af-hayeenkii Wasaarada Waxbarashada
May 2, 2018 - Written by Reporter:

Hargeysa (W,N):- Ciidamada Booliska Somaliland ayaa xabsiga u taxaabay Af-hayeenkii Guud ee Wasaarada Waxbarashada Somaliland Cabdillaahi Ibraahin Xaaji Xasan.

 

Masuulkan ayaa la sheegay in lagu xidhay Saldhigga Iftin ee degmada Axmed Dhagax ee caasimadda Hargeysa mana jiro war rasmi ah oo ka soo baxay xadhiggiisa.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
LINKS