Hargeysa (W,N)- Prof Cali Khaliif Galaydh ayaa waxa uu ka hadlay Dagaalka Tukaraq ee u dhaxeeya Ciidamada Qaranka Somaliland iyo Maamulka Soomaaliya Isagoo uga digay Madaxwaynaha Maamul goboleedka Puntland Cabdiwali Gaas in uu faraha la soo galo Xuduudaha Somaliland.