Cabdiraxmaan Aw Cali Faarax Oo Ka Hadlay Xaalada Tukaraq, Fariin Adagna U Diray Maamulka Soomaaliya
May 30, 2018 - Written by Reporter:
Hargaysa (W,N):- Madaxwayne Ku-xigeenkii hore Somaliland Cabdiraxmaan Aw Cali Faarax ayaa waxa uu ka hadlay Dagaalka Tukaraq waxaana uu fariin adag u diray Maamulka Soomaaliya isagoo sheegay in aanay Somaliland u baahnayn Colaad iyo dagaal oo ay u baahan tahay nabad iyo daris wanaag.