Boobe Yuusuf Ducaale Oo Si Qoto Dheer Uga Hadlay Colaada Ceel-afwayn, Fartana Ku Fiiqay Cida Dhabta Ah Ee Ka Danbaysa | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Boobe Yuusuf Ducaale Oo Si Qoto Dheer Uga Hadlay Colaada Ceel-afwayn, Fartana Ku Fiiqay Cida Dhabta Ah Ee Ka Danbaysa
May 14, 2018 - Written by Reporter:

Hargaysa (W,N)- Qoraa Cabdiraxmaan Yuusuf Ducaale (Boobe) ayaa waxa u ka hadlay Colaada soo noq noqonaysa ee ka taagan Deegaanka Ceel-afwayn ee Gobolka Sanaag.

Boobe Yuusuf Ducaale ayaa waxaa uu sheegay in Mushkilada Ceel-afwayn taala aanay ahayn mid ku kooban Deegaankaasi oo laga hagayo meelo ka baxsan Deegaankaasi, Sidoo kale waxa uu sheegay hadii si deg deg ah loo demin waayo Colaadaasi ay noqon doonto mid ka sal balaadhan sida ay maanta tahay.

 

COMMENTS
LINKS