|
|||||
WAJAALE NEWS
Axkaamta Ramadaanta W/Q: Sh. Cabdirisaaq Cabdiraxmaan Xasan Rakuub Q.3aad
May 28, 2018 - Written by Reporter:In aad badiso salaadaha sunnayaasha ah, waxa dhacda in dadka qaar salaadda tahajudka u kacaan, salaadda subaxna ka seexdaa
Maxaa karaahiyo ah marka aad sooman tahay?
Maxaa lagaaga baahan yahay marka aad sooman tahay?
Waa ayo dadka soonka laga fududeeyey?
Muxuu qofka soomani ku afurayaa? Waxa sunne ah in aad ku afurto timir, oo asxaabigii Anas Rc wuxu yidhi xadiiska u wariyey “Rasuulku CSW wuxu ku afuri jiray dhawr xabbo oo timir ah.” Sida oo kale Rasuulku CSW waxa uu ku dhiirigaliyey asxaabtiisa in ay timirta ku afuraan, sidaa awgeed waxa sunne ah in timirta lagu bilaabo afurka, timirtuna waa geed sonkor dabiici ah leh, sida macmacaan yada macmalka ahna aan keenin wax cillad ama xanuun ah, culimada caafimaadku waxa ay dhiri galiyaan ku afuridda timirta iyaga oo sheega caloosha madhani in ay ka helayso tamar wax ku ool ah, sida oo kale aanay caloosha galayn wax cillad ahi haddii lagu afuro timir iyo biyo.
Bogga Facebook: Cabdirisaaq Cabdiraxmaan Xasan Rakuub Caddaloolka Faysbuugga: Hoyga Sheekh Cabdirisaaq Xasan Rakuub Email: cabdirisaaqafrican@hotmail.com Tell: 063 440 85 03. 97 08 515 SheekhRakuub.wordpress.com Related posts:COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|