Abwaan Laabsaalax Oo Ka Hadlay Socdaal Ay Isaga Iyo Koox Abwaano Ahi Ku Joogan Ceel-afwayn, Gabay Qiiro Lehna Ku Cabiray Dhibatada Colada | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Abwaan Laabsaalax Oo Ka Hadlay Socdaal Ay Isaga Iyo Koox Abwaano Ahi Ku Joogan Ceel-afwayn, Gabay Qiiro Lehna Ku Cabiray Dhibatada Colada
May 29, 2018 - Written by Reporter:

Ceerigaabo (W,N)- Koox Abwaano dhalinyar ah oo ku sugnaa Gobolka Sanaag iyo Deegaanada ay dirirtu ku dhexmartay Beelaha walaalaha ah ,Ujeedada socdaalka kooxdan Abwaanada ah ayaa ahyd sidii ay uga qayb qaadan lahaayeeen daminta Colaada Deegaanka Ceel-afwayn.

Abwaan Xasan Dhuxul Laabsaalax oo ka mid ah waftigan Abwaanada ah ee ku sugan magaalada Ceerigaabo socdaalana ku soo maray Deegaanadii ay Beelaha walaalaha ahi ay dirirtu ku dhexmartay ayaa waxaa uu faah-faahin ka bixiyay waxyaabihii u qabsoomay iyo kulamo ay la qaateen bulshada qaybaheeda kala duwan.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
LINKS