|
|||||
WAJAALE NEWS
Ciidamo Ka Tirsanaa Maamul Goboleedka Puntland Oo Somaliland U Soo Goostay+SAWIRRO
May 11, 2018 - Written by Reporter:Widh Widh (W,N):- 130 Askari Oo Ka tirsanaa Maamulka Goboleedka Puntland ee joogay Deegaanka Geed Xamar Ee Degmada Widhwidh Ayaa u soo goostay dhinaca Somaliland. Saraakiisha Ciidankan Watay Ayaa Sheegay In Ay Markii Hore Ahaayeen Maamulka Khaatumo Balse Ay Ka cadhoodeen Ciidankii Khaatumo Ee La kala Reebay Qaarna La qaremayay Qaarna Aan Aan La qaramayn. Waxgaradka Widhwidh Ayaa Siweyn Usoo dhaweeyay Ciidankan Puntland Kasoo Goostay Ee Kasoo Mid Noqday Cidanka Soomaliland. Taliyaha Ciidankan Aaga Widhwidh G/Sare Cabdilaahi Dheere Ayaa Ciidanka Lawareegay Xukuumadana Kacodsaday In Ay Soo qarameeyaan Ciidankan. Wasiirka Amniga Khaatumo Keyse Cabdi Yuusuf Ayaa Baaq Udiray Xukuumada Somaliland Isagoona Ugu baaqay In Ciidanka La soo Qarameeyo.
Related posts:Wasiirka Arimaha Gudaha Jsl Oo Kulan La Qaatay Hogaanka Ciidanka Booliska Iyo Arimaha Ay Ka Wada Had... DAAWO; Maayarka Magaalada Gabiley Oo Maanta Hadhimo Sharafeed Ku Maamuusey Aqoon-yahanka Gobolka Gab... Wasiirada Arrimaha Debadda, Warfaafinta Iyo Caafimaadka Oo Waftiga Madaxweynaha Kaga Biiray Dalka Im... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|