Xukuumada Somaliland Oo Shaacisay Khasaaraha Ka Dhashay Roobab Hargeysa Ka Da’ay
April 2, 2018 - Written by Reporter:
Hargeysa (W,N):- Wasiirka arimaha gudaha Somaliland Maxamed Kaahin Axmed ayaa waxaa uu ka Hadley khasaaraha ka dhashay roobab xoogan oo xalay ka da’ay magaalada Hargeysa.
Sidoo kale Wasiirka ayaa sheegay in roobabkaasi ay khasaare kala duwani ay ka dhasheen isla markaana waxaa uu cadeeyey ilaa hada in la la,yahay saddex qof oo caruur ah.