Xildhibaan Ka Tirsan Golaha Deegaanka Gabiley Oo Soo Bandhigay Musuq Maasuq Ka Jira Dawlada Hoose, Sheegayna, In Aanay 2bilood Mushahar Qaadanin Shaqaaluhu. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Xildhibaan Ka Tirsan Golaha Deegaanka Gabiley Oo Soo Bandhigay Musuq Maasuq Ka Jira Dawlada Hoose, Sheegayna, In Aanay 2bilood Mushahar Qaadanin Shaqaaluhu.
April 13, 2018 - Written by Editor:

Gabiley(W,N) Xildhibaan Maxamed Aamin Cali oo Katirsan Golaha Deegaanka Degmada Gabiley ayaa Soo Bandhigay Masuq maasuq baahan oo kajira Dawlada hoose Ee gabiley

Sidoo kale xildhibaan maxamed ayaa sheegay in Aanay laba bilood wax mushahara qaadan shaqaalaha dawlada hoose ee Gabiley wuxuna xildhibaanku Eedo Culus Ujeediyay maayarka.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

https://youtu.be/pV3Kk9lNn4M

COMMENTS
LINKS