|
|||||
WAJAALE NEWS
Xildhibaan Dheeg Oo Madaxwayne Muuse Biixi Ugu Baaqay In Uu Kala Diro Gudida Sicir Bararka
April 2, 2018 - Written by Reporter:Hargaysa (W,N):- Xildhibaan Maxamuud Maxamed Dheeg oo ka mid ah Xildhibaanada Golaha Guurtida Somaliland ayaa waxa uu Madaxwayne Muuse Biixi ugu baaqay in Tayaynta Sicir Bararka, isagoo sheegay in Gudidaasi ay baal mareen hanaanka loo xaliyo Sicir Bararka.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka
COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|