“Waxaa Laygu Yidhaahdaa Madaxwaynuhuna Ninka Waddani Ahaana Xaguu Ka Keenaa”..Saylici | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
“Waxaa Laygu Yidhaahdaa Madaxwaynuhuna Ninka Waddani Ahaana Xaguu Ka Keenaa”..Saylici
April 26, 2018 - Written by Reporter:

Hargaysa (W,N):- Madaxweyne Ku-xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Ismaaciil Saylici ayaa waxa uu maanta khudbad dhinacyo badan taabanaysa ka jeediyay munaasibad ay xilka kula kala wareegayeen Gudoomiyihii hore ee Baanka dhexe  Somaliland iyo Gudoomiyaha Cusub ee dhawaan loo soo magacaabay.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

https://youtu.be/XLHxQc4s6ac

COMMENTS
LINKS