|
|||||
WAJAALE NEWS
Wasiirka Macdanta Somaliland Oo Ka Jawaabay Cabasho Ay U Soo Jeediyeen Shirkadaha Laydhka
April 1, 2018 - Written by Reporter:Hargaysa (W,N):- Wasiirka Macdanta iyo Tamarta Somaliland ayaa waxa uu ka jawaabay Cabasho ay u soo jeediyeen qaar ka mid ah Shirkadaha Laydhku, waxaanu Wasiirku qirtay in hore uga tirsanaa Shirkada Sompawer. Sidoo kale Wasiirka ayaa waxa uu ka hadlay Xeerar ku saabsan Korontada iyo Macdanta oo ay hor geeyeen Golaha Wakiilada.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka
Related posts:COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|